Muuqaallo
Wiilkii aan tahriibin ee tukhaanka iibsaday wuu tabcaday!!!
Gudoomiyaha Jaaliyada Reer S/Land Denmark Oo Tacsi Udiray Ehelkii Uu Ka Baxay Xaaji Abokor Maxamed
Yaa weeraray guriga wasiir keysar ? Ma kudhuftihii laga nastay aya soo rogaal celiyey ?
Akhri:- Sheekh Caan Ka Ah Caalamka Oo Gaadhay Magaalada Laas-caanood Iyo Qaab Aan Hore Loo Arag Oo Lagu Soo Dhaweeyay Waa Kuma-Se.

Maqaallo
Todobo ruux oo somali ah oo siyaabo kala duwan loogu dilay dalka south afrika.

Dhamaan dadka la dilay waxa ay ahaayeen dad ganacsato ah, kuwaasi oo gobo ganacsi ku lahaa Magaalooyin hoostagga Gobolada Eastern Cape

09/07/2016 - 19:47:25
Waligeed aduunyada wakhtigaa qof saacida midna waayahaa xidha.

dhinaca kale ama sidaa kasoo horjeedkeeda waxaa jira maalmo ay kugu jiifto oo aanay kuu salaxnayn isla markaana arimuhu aduunyo ahaan kugu foorarto

09/07/2016 - 19:45:19
Heshiiska berbera imaaraadku sagaal danood bay ka helayaan - innaguna dan qudha. Middaa qudha ma ka wadannaa?

Rasheed Ali Meigag Samater Hubaal waxa ah in muwaadin kasta oo Somaliland u dhashay jecel yahay in waddankeennu horumar ka gaadho dhinac walba - dhaqaale ahaan, siyaasad ahaan iyo bulsho ahaanba.

09/07/2016 - 19:43:39
No Image Icon

Dhibaatooyinka dhaqaale iyo dhaqan xumada ee dooashooyinka la socda ma layarayn karaa? W/q: nuur axmed oday.

Intaa markaan dhaafo, waxaan doonayaa in aan halkan talo uga

09/07/2016 - 19:40:54
Dhacdo I Murugo Galisay

Dhacdo I Murugo Galisay

Ka dib markii aanu waydiinay xalada caafimaad daro ee ilmaha la soo daristay mudada uu bukay iyo da’adiisaba waxay noo sheegtay inuu laba cisho

09/07/2016 - 19:36:26
Wiilkii aan tahriibin ee tukhaanka iibsaday wuu tabcaday!!!

Wiilkii aan tahriibin ee tukhaanka iibsaday wuu tabcaday!!!

Tan wax laga qabto malaha..sii joogna malaha...!! Cali na waxa uu yidhi,waar aniguna tukhaan ayaan iibsanayaa oo hooyaday ayaan

09/07/2016 - 18:26:47
Aqoonyahan Jaamac Jiir Oo Si Cilmiyeysan Uga Faalloodey Xasuuqa Uu Cabdi Iley Ka Wado Deegaamada Gaashaamo Iyo Xadhiga Wariye Mukhtaar Nuux+Xayiraaddi Horn Cable Tv

"Aniga oo ah Aqoonyahan Jaamac Jiir,waxaan cod dheer ugu sheegayaa in Cabdi Iley uu yahay dambiile qaran,oo loo bahan in laga qaado tallaabo sharciga waafaqsan,taasi oo la xidhiidha dambiyada uu galey ee is-daba joogga ah ee xasuuqa ah.

09/07/2016 - 18:23:06
Kuraasta baarlamaanka caddaalad inoo ku qaybiya!

In aynu ka hadalno mawduucaan baahi ayaa loo qabaa, ahmiyad weyna wuu leeyahay. Haddii si wacan loo maareeyana shar badan baa.

09/07/2016 - 18:20:20
Gudoomiyaha Jaaliyada Reer S/Land Denmark Oo Tacsi Udiray Ehelkii Uu Ka Baxay Xaaji Abokor Maxamed

Gudoomiyaha Jaaliyada Reer S/Land Denmark Oo Tacsi Udiray Ehelkii Uu Ka Baxay Xaaji Abokor Maxamed

Gudoomiyaha Jaaliyada Reer S/Land Denmark Ahna Gudoomiye Ku Xigeenka Somali Fairfishing Cali Mahad Faarax Aden Oo Tacsi Tiiraanyoleh U Diraaya :Innaalilaahu wa Inaa Ilayhun Raajucuun-Ilaahay Ha U Naxariisto Marxuum Xaji Abokor Mahamed Xaji Xasan Oo Ahaa Ninj Ku Qaaliya Bulshada Reer Somaliland Tii Allese U Timi Kulu Nafsi Daaqital Mawd

09/07/2016 - 18:18:12
Yaa weeraray guriga wasiir keysar ? Ma kudhuftihii laga nastay aya soo rogaal celiyey ?

Yaa weeraray guriga wasiir keysar ? Ma kudhuftihii laga nastay aya soo rogaal celiyey ?

Abaaro fiidnimadii khamiista ee bisha Juun ahayd 23kii,2016, ayaa koox hubeysani soo-weerareen GURIGA Wasiir ku- xigeenka Wasaarada Qorsheynta, Mudane Keysar Cabdilaahi. Markii ay ku rideen dhowr xabadood aqalka ayey goobtii ka fakadeen.

09/07/2016 - 17:42:14
Dantii ciidagale ma cukusaa diidan??

Dantii ciidagale ma cukusaa diidan??

Shirkii saddex geesoodka ahaa ee ay isugu yimaadeen Dawladda Somaliland, Deegaankii iyo deeq bixiyayaasha ayaa waxa lagaga wada hadlay sidii loo badbaadin lahaa mashruucii banka qoolcadey oo u muuqday inuu fashilmay ku talagalka wajigii hore ee mashruuca,

09/07/2016 - 17:39:06
Wararkii u danbeeyay
Akhri:- Sheekh Caan Ka Ah Caalamka Oo Gaadhay Magaalada Laas-caanood Iyo Qaab Aan Hore Loo Arag Oo Lagu Soo Dhaweeyay Waa Kuma-Se.

Akhri:- Sheekh Caan Ka Ah Caalamka Oo Gaadhay Magaalada Laas-caanood Iyo Qaab Aan Hore Loo Arag Oo Lagu Soo Dhaweeyay Waa Kuma-Se.

Akhri:- Sheekh Caan Ka Ah Caalamka Oo Gaadhay Magaalada Laas-caanood Iyo Qaab Aan Hore Loo Arag Oo Lagu Soo Dhaweeyay Waa Kuma-Se. Sheekh Mustafe Xaaji Ismaacil Haaruun oo ka mida culimada waawayn ee dhulka soomalida iyo dunidaba ayaa maanta soo dhawayn loogu sameeyey magaalada laascaanood ee gobolka sool

09/07/2016 - 17:03:22
Gudoomiye Cirro Oo Kaambayn Siyaasad Iyo Hinaase Ah La Tagay Masjid Baydkii Alle Ah Oo Dadweynuhu Ku Cibaadaystaan Iyo Waxa Ka Raacay

Gudoomiye Cirro Oo Kaambayn Siyaasad Iyo Hinaase Ah La Tagay Masjid Baydkii Alle Ah Oo Dadweynuhu Ku Cibaadaystaan Iyo Waxa Ka Raacay Masjidka uu imaamka ka yahay Sheekh Aadan Siiro ayaa waxa maalintii shalay olole kaambayn siyaasad ah oo ka dheer Cibaado iyo alle cabsi la tagay Gudoomiyaha Xisbiga waddani iyo koox ka mid ah kuwa taabacsan

09/07/2016 - 17:00:23
Xog Qarsoon:- Masuul Ka Tirsan Somaliya Ayaa Daaha Ka Qaaday Kulan Qarsoodi Ah Oo Dhex-Maray Madaxweynaha Dalka Iyo Ra,esal Wasaaraha Yuhuuda.

09/07/2016 - 16:59:20
Akhri:- Dawlada Sucuudiga Oo Shaacisay Magacyadda Iyo Dhalashada Nimankii Qarxiyay Masjidka Nebiga (NNKH).

09/07/2016 - 16:56:57
Wasiir Cadaani Oo Ku Nuux Nuuxsaday Salaankii Uu Xukuumada Ka Soo Qabsaday Iyo Masuulkii U Horeeyay Ee Uu La Shaqeeyo + Ex Wasiir Samaale Oo Uu La Kulmay.

09/07/2016 - 16:49:25
"Haddii Aanu Siidhi-Waduhu Ciyaarta Awood U Lahayn In Uu Kaadh Cas Bixiyo,Dhibteeda Ayay Leedahay"Sheekh Aadan Siiro.

09/07/2016 - 16:44:44
Akhri Halkan:- Ex Wasiir Xirsi Oo Iminka Hadlay Isaga Oo Dalka Dibadiisa Ku Sugan + Maxay Tahay Arimaha Uu Ka Hadlay

Akhri Halkan:- Ex Wasiir Xirsi Oo Iminka Hadlay Isaga Oo Dalka Dibadiisa Ku Sugan + Maxay Tahay Arimaha Uu Ka Hadlay Ex Wasiir xirsi oo ku dalka Sucuudiga gar ahaan Jeddah ayaa qoraal uu ku baahiyey goordhawayd Bartiisa Facebook waxa uu ku bilabay sidan

09/07/2016 - 16:38:31
War Deg-deg Ah:Raiisal Wasaaraha Israaiil oo Hada Ka Badbaaday Isku Day Dil Loogu Qorsheeyey Nairobi

Nairobi(KN):-Jariirad ka soo baxda dalka Kuwait oo lagu macacaabo (Kuwait daily ) ayaa waxaa ay daabacdey in Ra'isal wasaaraha dalka IsraelBenjamin Netanyahuuu a bad baaday isku day dil la rabay in lagu khaarijiyo maalintii Salaasada aheyd xilli uu ku suganaa caasimada dalka Kenya ee Nairobi .

09/07/2016 - 16:10:00
Ciidan Somaliland Ah oo ku Sii jeeday Xuduudka Itoobiya iyo Somaliland Oo Dhaawacyo Kusoo Gaadheen Deg-Duruqsi

Burco (KN) Gudoomiye ku xigeenka gobolka togdheer Mxamed Diiriye Xayd oo ay weheliyaan cutubyo ka tirsan ciidanka qaranka Somaliland ,ayaa galabta gaadhay degmada duruqsi

09/07/2016 - 16:10:00
Barnaamijyo
Da'yarka Martin Odegaard Oo Doonaya Inuu Si Ku Meel Gaar Ah Kaga Baxo Ciqaabta Ku Heysta Real Madrid
RASMI: Barcelona Oo Dhameystirtay Saxiixa Daafaca Aadka Loo Qiimeeyo Ee Kooxda Fluminense Ee Marlon Santos
RASMI: Weeraryahankii Senegal Iyo Newcastle Papiss Cissé Oo Ku Biiray kooxda Chinese Ka Ah Ee Shandong Luneng
Ayaa Gudoonsiin Doono Koobka Xulkii Habeen Danbe Ku Guuleysta Euro 2016 ? Uefa oo Xaqiijisay
Barcelona Oo Heshiis Ku Meel Gaar Ah La Galeysa Shirkada Qatar Airways Si Ay Xayeesiin Ugu Sameyso
Featured Videos
More Videos